Musharax Madaxweyne Abdulkadir Osoble Ali ayaa soo dhaweynayaa is af-garadka la gaaray
Musharax Madaxweyne Abdulkadir Osoble Ali ayaa soo dhaweynayaa is af-garadka lagu gaaray Shirka Golaha Wadatashiga Qaran ee arimaha dooorashooyinka dalka. ...Aqri
Xisbiga ILAYS, waa Xisbi Siyaasi ah oo doonaya inuu hogaanka dalka ku gaaro doorasho xor ah oo ku timaada rabitaanka dadka soomaaliyeed ama wakiilladooda, horseedna wuxuu u noqonayaa hoggaan saldhiggiisu yahay caddaalad, wada-tashi, isu-tanaasul iyo maamul wanaag.
Aragtida xisbiga Ileys waa Somaliya oo nabad ah ,federal ah ,mid ah ,dimuqaraadi ah,iyadoo la soo celinayo wadaniyadii Somaliya iyo midnimadii ,iyo soo celinta sharaftii soomalia ay dunida ku lahayd , iyo abuuradi jawi ku dhisan cadaalad iyo sinaan iyo is tixgalin iyo nabad kula noolaasho dunida inteeda kale.